Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland Oo soo Bandhigtey Raashin dhacay

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo kaashanaysa Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshada, Hay’adda Tayadhowrka iyo waaxda caafimaadka ee Hay’adda Nabadsugidda ayaa maanta warbaahinta Dowladda usoo bandhigay xogta raashin tayadiisu aysan wanaagsaneen oo ku keydsanaa qaar kamida Bakhaarada ku yaala suuqyada magaalada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here