Caruurta Xanaanada Maamo Ugaaso Oo loo dalxiis geeyey Xeebta Jaziira

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Jariisa ee Gobolka shabeelada hoose oo ah deedaan dalxiiseed ayaa waxaa dalxiiska maalinta Sedaxaad ee Ciida loo geeyey Caruurta agoonta ah ee ku jira Xaanada Maama Ugaaso halkaasi oo ay farxad ku wada qaadan doonaan .

Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku jirta Caana ka ah Baraha Bulshada oo qeyb ka haa Dalxiiska loo sameeyey Caruurta Agoonta ah ayaa waxaa ay Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqeen in la garab istaago xarunta Xananada Maama Ugaaso.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here