Qaar kamid ah Qaxootiga ku nool Xerada Dhadhaab Oo awoodi waayey in ay Ciidaan

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Dadka danyarta ah ee ku nool xerooyinka qaxootiga ee dhadhaab ayaa qaarkood ah waxey sheegen in aaney ayiga iyo caruurtooda ka qeyb qaadan maalimaha farxada ciida daruufo jira awgeed maadama guud ahaanba masulimaanta caalamka ay wada faraxsanyihin ciida darteeda.

Qaar ka mid ah awaaladiin aan caruurta u helin dharka ciida eek u jira xerooyinka dhadhaab ayaa waxey ka hadleen waxyaabaha sababey inaaney caruurtooda asagooda la qeybsan farxada maalimaha ciida

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here