Maamulka Degmada Mahadaay oo Codsaday in la garab istaago Beeraleyda Degmada

0
103

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada Degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe Saalax Xaaji Fulan oo kulan qaatay ayaa ka warbixiyay baahiyaha ay qabaan beeraleyda degmada Mahadaay iyo dadka ku dhaqan tuulooyinkaasi ayaa sheegay in ay aad ugu yar yihiin beeralayda cagaf cagafta beeraha lagu falayo ayaa wasarada iyo waraabka iyo fadaraalka dowalada soomaaliya iyo tan dowalad hirshabeele oo codsaday in lagarab istaago beeraleyda waxaayabaha ay u bahanyin

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here