Dab ka kacay Dhul daaqsimeedka ku taala Deeganada Dhoobo-cantuug iyo Tuur Oo lagu guuleystey damintiisa.

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Gar’adag oo kaashanaya dadka ku nool magaalooyinka Faraguul, Dhoobo- Cantuug iyo Booyadaha degmadaasi ayaa ku Guulaystay daminta dab ka kacay dhul daaqsimeedka u dhaxeeya magaalooyinka Dhoobo-cantuug iyo Tuur

Taliyaha Ciidanka Booliiska iyo qaar ka mid ah Maamulka Maamulka degmada Gar’adag ayaa waxaa ay u mahadceliyeen dhamaan qofkata oo ka qeybqaatey daminta dab ka kacay dhul daaqsimeedka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here