Hey’adda Qatar Charity oo Muqdisho ka daahfurtay mashruuc Udxiyo ah loo qeybin doono Bulshada danyarta ah.

0
107

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hey’adda Qatar Charity ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfurtay mashruuc Udxiyo ah oo ilaa 6,300 neef lagu qaybin doono dadka Masaakiinta ah ee ku dhaqan Muqdisho

waxaana la gaarsiin doonaa Dhamaan Degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaana dadka danta yer ee ku dhaqan Degmooyinkaasi

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here