Qoysas Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo Biyo La,aan ka Cabanaya.

0
106

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Inta badan Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa taageera Hey’adaha Qurba joogta dad Muxsiniin ah iyo Dowlada iayagoo inta badan la siiyo waxyaabaha ay noloshooda baahida u qabto

Qaar ka mid ah dadka Barakacayaasha ah ee ku nool duleedka Mgaalada Baydhabo ayaa mudo laba bilood ah aysan helin wax biyo dhaamin ah kadib markii quba joogtii taageeri jirtey joojiyeen waxayna soo food saartey xaalad adag oo biya la,aan ah maadama aysan awoodin in ay sii maalin laha biyo u soo iibsadaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here