Wasiirka Xanaanada Xoolaha KG Oo Bogaadiyey qeybinta Xoolaha Udxiyada.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad_Goboleedka Koonfur Galbeed iyo dhakhaatiir ayaa kormeer ku tagay goobaha lagu bixinaayo udxiyada ee Magaalada Baydhabo.

Wasiirka ayaa Warbixiin ku saabsan caafimaadka Xoolaha ka dhageystey Dhakhaatiirta waxda Caafimaadka ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here