Dowladda Hoose Degmada Baydhabo Oo Ku Baaqday Ilaalinta Nadaafada Maalimaha Ciida.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka Qala Xoolaha udixiyada Maalmaha Ciida diiradda iskama saaraan sidii looga hortagi lahaa Nadaafad Xumada iyo jeermiska faafaya ee ka dhasha Neefka Xoolaha ah ee la goowracay.

Qaar hilibkiisa, lafihiisa iyo magaarkiisa loogu tago meelaha munaasabka ahyen ee sida Wadooyinka, Xerooyinka lagu Gowraco neefka iyo meelo kale oo badan.

Inta badan marka lagaaro Ciidul adha ayaa Gudaha Magaalada Baydhabo lagu arkaa Nadaafad xumo oo keena Xoolaha laqalo ee udixiyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here