Wasaarada Howlaha Guud KG Oo Awaamiir ka soo saartay Goobaha Dhagaxaanta laga jibiyo.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuduwaha Wasaaradda Howlaha guud iyo Guriyeynta KG ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa Awaamiir Ka Soo Saaray Goobaha Dhagaxa Laga Jibiyo Ee Ka Agdhaw Xeebah Danta Guud Ee Gobalka shabeelaha Hoose.

Iskuduwaha oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa kaga hadlay arimo badna oo ay ka mid yihiin goobaha laga qado dhagaxaanta ee u dhow xeebaha isgaoona gaadiidleyda iyo ganacsatada fariin u diray in aysan qodin meelahaasi oo dhibaatada badaan ay ku keentay dadaka degaanka maadaama ay biyaha xaafada ah ay u soo galaan mar kasta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here