Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Shacabka ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciidul Adaxa.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheekh Mahamuud ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan umadda Islaamka gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa.

Madaxweynaha ayaa Munaasabaddaan farxadda Ciidul Adxa awgeed wuxuu ku boorrinayaa qof kasta in uu gacan ka geysto farxad gelinta dadka tabaaleysan, Abaaraha iyo in shacabku muhiimadda siiyaan ka shaqeynta danta guud oo amnigu ugu horreeyo, midnimada iyo wadajirka, kuwaas oo dhammaantood tiirar u ah waajibaadka diinta Islaamka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here