Kulan Looga hadlaayey Ilaalinta Nadaafada Maalmaha Ciida Oo Baydhabo ka dhacay.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay Ka soo qeyb galeen Gudoomiye Xaafadeedyada Magaalada,Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada ,Gudoomiyaha Haweenka iyo Agaadimaha Waaxda Faaydhoorka Degmada Ayaa Waxaa Diirada lagu saarey sidii loo ilaalinlaha Nadaafada Magaalada Maalmaha Ciida iyo ka war qabida dadka Maalmaha Cidaa Xoolaha Gowraca si aysan Nadaafada daro Magaalada ku soo kordhin

Gudoomiyaasha Xaafadaha ayaa lagu Amrey in ay la socdaan meelaha la soo dhigo waxyaaaha dadku iska tuuraan Xoolaha marka la Gowraco inta aan la Cunin sida Maqaarka Madaxa Lugaha iyo Uusta taasoo dhibaata Caafimaad ku ah Dadka iyo Deegaankaba.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here