Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladd-Goboleeka Jubbaland ayaa Deegaanno dhaca Dhanka koonfurta Magaalada Kismaayo ka wadda daaweynta iyo tallaalka Xoolaha nool.
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladd-Goboleeka Jubbaland Maxamed Nuur Cali oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ibraahim Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tageen Deegaanno dhaca Dhanka koonfurta magaalada Kismaayo.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday