Dood ku Saabsan Horumarinta Cadaalada Dalka Oo lagu qabtey Baydhabo

0
91

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 ayaa marti ku ahaa dood dadweyne oo ku saabsaneyd horumarinta Cadaaladda dalka iyo dhameystirka Dastuurka waxaana dooda qeyb ka ahaa Qeybaha kala duwan ee dadweynaha ku dhaqan magaalada Baydhabo ayagoo su’aalo maan gal ah weydiiyay wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda JFS Xasan Macalin Maxamuud.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here