Masjid laga dhisey Degmada Xarfo Oo Xariga laga jarey.

0
74

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Waxaa Degmada Xarfo laga hirgeliyay laguna xarig jaray Masjid Casri ah, kaas oo ay ka hirgaliyeen lamaane isqaba oo lagu kala magacaabo Daahir Maxamed Xaaji iyo Marwadiisa Ubax .

Xarig jarka Masjidka waxaa Goob joog ka ahaa Culmaa’udiin, Nabadoono iyo Ganacsato, waxaana Goobta ka hadlay Wakiilka Dhisay Masjidka Maxamed Haashi iyo Nuur Maxamed Faarax oo ah Qofka Dhulka lagu dhisey Masjidka uu Bixiyay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here