Madaxweynaha Jubbaland Oo maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad.

0
87

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad ee deegaannada Jubbaland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa warbaahinta Jubbaland u faah-faahiyay Ardayda sanadkan u fariisanaysa Imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad ee deegaannada Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here