Maamulka Degmada Waaberi iyo Bulshada Oo ka wada hadlay ilaalinta Nadaafada iyo Amniga.

0
81

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa xarunta Degmada ku qabtey kulan wacyigalin iyo isla xisaabtan ah kaasi oo Bulshada Degmada looga wacyigalinaayey ilaalin Nadaafacada iyo la shaqeynta Laamaha Amniga .

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgaley Gudoomiyaha Degmada Waabari kuxigeenadiisa iyo Qeybaha kala duwan ee Bulashada Degmada .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here