Shirka Garsoorka KG Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan Ka socday Magaalada Baydhabo maalmihii la soo dhaafey ayaa looga hadlaayey Horumarinta Hanaanka Cadaaladeed ee KG kaas oo ay ka qeyb galayeen dhamaan madaxda Garsoorka KG.

Munaasabada ayaa inta ay socotey lagu soo Bandhigey qorashayaashii lagu horumarin lahaa Garsoorka iyo Cadaalada KG

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here