Dugsi Laga dhisayo Deegaanka Gargoorey Oo la dhagax dhigey.

0
81

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu dhigaayey Iskuul Waxbarasho oo laga hirgelinaayo Deegaanka Gargoorray ee Soomaaliland ayaa waxaa Goobjoog Madaxda Wasaarada Waxbarashada Maamulka Deegaanka kan Gobolka iyo Marti kale.

Dugsigaan ayaa waxaa wax ku baran doona Caruur fara badan oo dadka deegaanka markii hore soo gudbiyeen baahidiisa maadama ay wax ku baranaayeen Goob dhisma dudunsan ah taasina caqabad ku ahayd

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here