Shir looga hadlayey Wada shaqeynta laamaha Amniga iyo Xaafadaha Oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay Shir looga hadlayey Arimaha Amniga iyo wada shaqeynta laamaha Amniga iyo Xaafadaha, kaas oo Todobaadkiiba hal Mar la qabto.

SHirka oo ay ka qeyb-galeen Masuuliyiin kala duwan oo ka shaqeeya Arimaha Amaanka oo isugu jira Xildhibaano, Taliyaasha Saldhigyada, Gudoomiyaasha Xaafadaha ayaa shir Gudoominaayey Duqa Magaalada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here