Gudoonka Dhalinyarada Baydhabo Oo wada qorshe lagu Horumarinayo Dhalinyarada.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Baydhabo oo marti ku ahaa Barnaamijka Dhalinyarada ee Idaacada Arlaadi ayaa sheegey in Xafiiskiisa ay wadaan qorsheyaal lagu hormarinaayo Dhalinyarada Degmada Baydhabo.

Isxaaq duceysane Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Baydhabo ayaa Waxaa uu sheegey in Xafiiskiisa uu ka shaqeynaayo Hormarka iyo Tayeynta Dhalinyarada Degmada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here