Maamulka Deegaanka Dowgaab Oo dalbaday In Loo Hirgaliyo Cisbitaal.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka iyo Bulshada Deegaanka Dowgaab ee ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa walaac badan ka muujinaya Xaaladaha Caafimaad ee Deegaanka.

Maamulka Deegaanka Dowgaab ee Gobolka Mudug ayaa dalbaday in laga caawiyo dhismaha Isbitaalka deegaanka,iyo helida gargaar caafimaad oo deg deg ah kaas oo loo fidinaayo Bulshada deegaanka Dowgaab ee ee Koonfurta Gobolka Mudug,

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here