Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka gobolka Mudug iyo Kan dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ku guuleystay inay joojiyaan xirmaysi laga waday dhul-daaqsimeed ay xoolo badan intifaacsadaan.
Gudoomiyaha dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegey in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doonaan qofkii lagu arka isagoo xiranaya dhul-daaqsimeedyada Deegaanada Galmudug.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani