Wasaarada Howlaha Guud KG Oo Awaamiir ka Soo Saartay Dhulalka Danta Guud Shabellaha Hoose.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Howlaha Guud,Dib udhiska iyo Guryaynta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa Sharciyeynayso dhamaan Dhulalka Danta Guud Ee Gobalka Shabellaha Hoose,Wasaarada ayaa Awaamiir Ku Aadan Dhulalka fartay dadka degan gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmada Baraawe taas oo ah in ay sharciyeeystaan Dhulalkooda.

Warkung waliba nig haaye Abdirhamaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here