Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya Ruqsad siinta Injineerada iyo Farsamo-yaqaanada.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan Injineerada ka shaqeeya dalka ayaan lahayn Leesin sharci ah oo ay ka shaqeeyaan tan iyo Soomaaliya ay Dowladanimadeeda ku Burburtey si hadaba si taasi meesha loogu saaro ayaa Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya Leesin-siinta (Ruqsad) Injineerada iyo Farsamo-yaqaanada ka shaqeeya dhismaha Guryaha taas oo muhiim u ah badqabka dhismiyaasha ka socda dalka loona ogaado tayada iyo sharciyada Injineerada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here