Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo lagu guda jira bilowgii hore ee jiilalka ayaa qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka degmada baydhabo ee xaruunta gobolka baay waxaa si weyn u saameysey biyo la,aan .
Kaamamka biyo la,aanta ka cabanaya ayaa waxaa ka mid ah kaamka kulan dheere, kaamka eesow tuu iyo kuwo kale oo fara badan.
Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir