Olole Lagu doonayo in lagu Canshuuro Gaadiidka Oo ka Bilowdey Gobolka Karkaar.

0
85

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Maaliyadda xafiiskeeda gobolka Karkaar ayaa bilaaway ololo la doonaayo in lagu canshuuro gaadiidka kala duwan ee gobolkaasi gaar haan.

Madaxda ciidamada ilaalinta canshuuraha iyo wasaaradda maaliyadda ayaa shacabka ugu baaqay in ay bixiyaan canshuurta taasi oo qeyb ka qaadanaysa sugidda amniga iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera