Munaasabad Lagu dahfurayay Barnaamijka Awood siinta Dhalinyarada Oo Lagu Qabtay Garowe.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabada barnaamijka Awoodsiina dhalinyarada iyo u Carbinta Shaqooyinka Mustaqbalka dhow oo ay iska kaashaden xarunta T-hub internship program center iyo Bangiga Som Bank ayaa lagu qabtey Magalada Garoowe, Waxaana ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka puntaland, dhalinyaro masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ