Maalinta dhirta oo maanta laga xusay Somaliland.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Somaliland ayaa maanta laga xusay maalinta dhir beerista oo ku beegan 15-ka Apriil, iyadoo tiro dhir ah lagu beeray goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin dugsiyada, garoomada iyo dhismayaasha cusub.

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa qorsheeyey in maanta la beero boqollaal kun oo geed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ