Mashaariic horumarineed oo laga bilaabay deegaanka Wargaadhi gobolka shabeellaha dhexe.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa si isxilqaan ah ku hirgalinaya qaar kamid ah mashaariic horumarineed.

Shacabka ayaa deeganka wargaadhi markii ugu horeysay ka hergilinaya aargoyin iyo wadooyin casri ah Qaar ka mid ah Bulshada deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay ka hadleen isxilqaanka ay ku dhisayaan wadadaan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ