Barakacayaal ku nool duleedka Muqdisho oo ka cabanaya xaalado nolol xumo.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Barkacayaasha ku nool waxada shanaad Shibiraale Degamada kaxada Ee Gobalka Bnaadir ayaa ku sugaan Xaalada nolol xumo oo soo wajahday , mana heystaan Waxyaabaha aas aaska u ah nolosha bini aadamka sida biyaha , cuuntada, waxabarashada , caafimaadka iyo wixii la mid ah.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ