Masjidka Faadumo Bintu Rasuul Deegaanka Ceelasha biyaha oo lagu bilaabay dayactir.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masjidka Faadumo Bintu Rasuul ee ku yaala Deegaanka Ceelasha biyaha ayaa dib loo bilaaway dhismihiisa kaasi oo muddo 12 sano ah qabiyo ahaa ayaa culimada iyo shacabka degaanka codsaday in laga qeyb qaato dhismihiisa.

Culumada gacanta ku haayo dhismaha Masjidka ayaa sheegay in waxyaabaha masjidka uu u baahan yahay ay kamid yihiin musqulaha, weysa qaadka, albaabadaha iyo qeybta lagu baran doono Qur’aanka kariimka ee masjidka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ