Deeq kala duwan Oo La gaarsiiyay Cisbitalka dhimirka Laansareeti Magaalada Muqdisho.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkada Dahabshiil Group ayaa Deeq iskugu jirta Lacag iyo xoolo nool gaarsiisey Isbitaalka Dhimirka Laanzaleeti ee magaalada Muqdisho waxaana isbitaalka hoey u dayactirey Shirkada Dahabshiil Group.

Maareeye kuxigeenka Shirkada Dahabshiil Group ayaa waxaa uu ka warbixiyey Deeqda ay gaarsiiyeen isbitaalka iyo waxyaabaha ay ka kooban tahay

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani