Guddiga Ololaha nadaafada Garowe Oo Bilaabay Olole Lagu Nadiifinayo Xaafadaha Magaalada.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo la guda galay xili roobaad ayaa Olole Nadaafadeed waxaa laga bilaabay guud ahaan xaafadaha magaalada Garoowe, waxaana soo qaban qaabiyay Guddiga Ololaha nadaafada Magaalada Garowe oo dhawaan la magacaabay, waxaana kormeerkii shaqo ee ugu horeeyay ku tageen Xaafadaha Waabari iyo Hodan si ay ugu fuliyaan Olole nadaafadeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng