Dhismaha waddada xiriirisa Jowhar iyo Garoonka diyaaradaha oo Maraya heer gabo gabo ah.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa si habsami leh u socda dhismaha Wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Jowhar & Garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Dheere taasi oo uu dhagax dhigay madaxweynaha dowlad goboleed Hirshabeelle.

Burburka wadadaan ayaa waxa uu sameen ku yesheen isku socodka gaadiidka iyo bulushada isticmaasha, waxaana shacaabka ku nool magaalada Jowhar soo dhaweeyeen dhismaha waddooyinka ka socda magaalada

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi