Biyo Yari soo food saartay beeraleyda deegaanka Midigalle oo hoos taga degmada Badhan.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degaanka Midigalle degmada Baran ee maamulka puntaland oo ah degaan beereed Caan Ku ah dalaqyada kala duwan ee wax soo saarka beeraha ayaa beeraleyda degaankaasi waxey xiligaan wejeheyaan xaalad biyo la’aaneed oo saameyn ku yeelatey beeraleyda iyo bulshada degaanka maadama uu degaanka aan laheyn ceelbiyooda riiga ah.

Maamulka degaanka Midigalle iyo iskaashatoyinka beeraleyda ayaa sheegey in saameynta biyo la’aanta ay sababtey in ay jiraan beero qalaley oo aan dalaqyo soo saarin taasina ay dhibaato ku tahay beeraleyda degaanka maadama ay ku maareyaan noolashooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir