Warbixin Ku Saabsan Muhiimada uu leeyahay Talaalka La Siiyo Caruurta.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tallaalka la siiya caruurta ayaa waxaa uu isuga jiraa qeybo kala duwan kuwaasi oo Cunuga lagu bilaabo waqtiga uu dhasha ilaa iyo inta uu ka gaaraayo 9 bilood ama sanad waxaana uu tallaalka qeyb weyn ka qaataa Caafimaadka caruurta maadama ay u nugulyihiin cudurada qaar.

Marka laga hadlo talaalida caruurta yaryar waxey hoyooyinka qaar u arkaan in aaney muhiim aheyn kumana buraaragsan waxtarka uu u leeyahay ilmahooda ayigoo markaasi keliya fiiriya xanuunka waqtiga talalka qabta caruurtooda kaasi oo si dhaqsi ah ay uga boogsadaan ilmaha.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir