Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Ganacsiga Oo Lagu Qabtay Degmada Tog-wajaale.

0
78

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka iyo ganacsatada degmada tog-wajaale ayaa kulan ay isuga yimadeen waxey isaga xogwareysaneyeen Arimaha guud ee ganacasiga degmada sidii loo hormarin lahaa ganacsigeeda.

Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee degmada tog-wajaale Muqtaar Aw Muuse Xasan Cawil ayaa waxaa uu faafahin ka bixiyey waxyaabaha u qabsoomey asigoona sidoo kale soo hadal qaadey waxyaabah u qorsheysan guud ahaanba ganacasatada rugta ganacsiga ee degmada tog-wajaale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir