Barakacayaasha Jowhar Oo dalbadey hirgelinta Adeegyada Bulshada.

0
91
CREATOR: gd-jpeg v1.0 (using IJG JPEG v62), quality = 90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Barakacayaasha Kaamka towfiiq ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa wajahaya dhibaatooyinka dhanka nolosha, waxaanka kaamkaasi ku nool dad siyaabooyin kala ugu soo barakacay degmooyin iyo tuulooyin hoosyimaada Jowhar.

Qaar ka mid ah qoysaska barakacayaasha ayaa ka warbixiyay baahiyaha ka jira xeradooda, waxeyna shegeen in ay u baahan yihiin in la soo gaarsiiyo adeegyada bulshada sida waxbarashada caafimaadka, iyo gargaar deg deg ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng