Robbie Savage Oo Doortay Shaxda Ugu Fiican Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

0
137

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Halyeeyga Premier League Robbie Savage ayaa doortay shaxda ugu fiican horyaalka Premier League.

Waxa la galayaa todobaadyadii ugu dambeeyay ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Robbie Savage ayaa soo doortay shax laga sameeyay 11-ka xiddig ee ugu fiican horyaalka.

Kooxda Hogaaminaysa horyalka premier League ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Aston Villa, Tottenham iyo Chelsea ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

https://d1tj2oacoo8fyj.cloudfront.net/seo/661a45f3d0df71354f53b6d5