Warbixin ku saabsan cudurada ku dhaca Wadnaha.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta caafimaadka dhaqtar Bashiir waxay kamid tahay xaruumaha ku cusub magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay taasi oo si guud ah loogu daaweeyo xaruunada ku dhaca wadnaha dadka waa weyn iyo carruurta iyadoona xiriir la leeyihiin qaar kamid ah isbitaalada ku yaala dalka India.

Xarunta caafimaadka dhaqtar Bashiir ee magaalada Baydhabo sidoo kale waxay qaabishaa carruurta iyo haweenka uurka leh iyadoona u sameysa daweyn iyo latalin caafimaad oo ku aadan dhinaca wadnaha.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ