Xaafadaha qaar Degmada Bardaale Oo Markale Looga Barakacay Biyo ku soo Fatahay.

0
91

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ayidoo ay si toos ah u bilowdey roobka guga ayaa waxaa degmada berdaale ee gobolka baay mar kale si aad ah uga dhuftey daadadka fatahaada taasi oo saameyn kala duwan ku yeeshey dadka iyo duunyada ee ku nool xaafadaha qaar ee degmada.

Dhowaan ayey aheyd markii uu daadadkii aadka u xogaana ee degmada berdaale uu barakaca xoogan ku sababey shacabka ayaa hatana qaar ka mid ah xaafadaha degmada waxaa shacabkii deganaa ay la daalaca dhaceyaan sidii ay xal uga heli lahayeen daadadka oo mar kale ku soo laabtey

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ