Dhismaha Maxkamadda Degmada Waaciye Oo La dhagax dhigay.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wefid is kugu jiray Wasiiro, xildhibaano iyo maamulka degmada waaciye ayaa booqday xaruma adeegyada bulshada laga bixiyo ee degmada Waaciye sida isbitaalka guud degamada , xaruunta farsamada gacaanta ayaa sidoo kale waxa Oo La dhagax dhigay maxaakamada degamada waaciye.

Masuuliyiinta ayaa Warbixin la xariiro adeegyada ay bixiyiin iyo guulaha ay gareen iyo caqabada ah ay jiraan ka Dhagaystay maamulka degamada waaciye iyo Masuuliyiinta kale oo joogay xarumaha kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ