Odiyaasha degmada Dhabad oo dalbaday in la horumariyo adeegyada bulshada degmadaasi.

0
104

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa sanadahaan waaxay sameynaysay horumaro ku aadan dhinaca arrimaha bulshada taasi oo wax weyn ka tari doonto in ay degmada sii balaarato.

Degmada Dhabad ayaa xiligaani waxay u baahan tahay in laga hirgaliyo goobaha loogfu adeego bulshada sida waxbarashada, caafimaadka saldhigyada Booliska iyo wax kasta oo ay u baahan yihiin bulshada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ