Kulan Looga Hadlaayay Horumarinta Bulshada Oo Lagu qabtay Degmada Gar’adag.

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka dowlada hoose ee degmada Gar’adag ee maamulka soomaliland oo uu hogaaminaaya gudoomiya ku xigeenka degmada iyo xubno ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka ee degmada Gar’adag ayaa kula la yeeshey Aqoonyahanada odoyaasha dhaqanka, dhalinyarada, haweenka iyo qeybaha kala ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ