Barakacayasha ku nool Kaamka Kumisaar Baladweyne oo codsaday In La soo gaarsiiyo Agab waxbarasho.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Caruurta danyarta ah ee ku nool kaamka kumsaar ee maagalada Baladweyne oo garay waqtigii ay wax baran lahayeen ayaana heysan xarun waxbarsho.

Qoysaskan ay ka soo jedaan caruurtan ayaa ka soo hayaamay deganada hoos tag maagalada Baladweyne, waxaana qaar ka mid ah waaladiinta caruurta ayaa sheegay in ay u baahan yihiin in loo qalabeeyo Hool loogu tala galay in wax lagu barto caruurtooda iyagoona wasaarada waxbarashada hirshabeele ka codsaday in loo keeno agab waxbarasho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng