Bulshada Baydhabo Oo loogu Mahadceliyey sidii ay ula Shaqeeyeen Ciidanka Amaanka Bishii Ramadaan.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 30-kii maalin ee Radamaanka waxaa inta badan Magaalada iyo Goobaha ay dadka iskugu imaanayeen sida Masaajidada lagu arkaayey Ciidamada Amaanka oo sugaya Amniga Bulshada sida Xiliyada Salaadaha Taraawiixda iyo taahjuda

Maanta Saraakiisha Ciidanka Amaanka Koonfur Galbeed Ayaa waxaa ay qabteen kulan loogu Mahadcelinaayey Ciidanka Amaanka sida ay u shaqeeyeen intii lagu jirey Bishhii Barakeysaneyd ee Ramadaanka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani