Dagaal beeleedkii ka socdey Degmada Diinsoor Oo lagu guuleystey in la joojiyo.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane ….. ayaa waxaa uu sheegey in dhawaan lagu guuleystey in la joojiyo dagaalkii ka socdey Degmada Diinsoor ee u dhaxeeyey labo beelood oo walaalo ahaa kaasi oo mudo ka socdey degmada Diinsoor

Wasiirka Amniga KGs ayaa sheegey in joojinta Dagaaladaasi ay ka qeybqaaten Ciidanka ATMIS ee Diinsoor jooga iyo Ciidanka Amniga Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa KGS.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani