Man United Oo Dhaawac Ku Waayi Karta 9 Xiddig Kulanka Bournemouth

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhaawacyada Man United ayaa u muuqda kuwo aan joogsan doonin iyada oo kooxda Red Devils soo gaadhay dhaawac cusub kadib bar-barihii 2/2 ee ay la galeen Liverpool.

Xiddiga Marcus Rashford ayaa dhaawac looga saaray kulankii Liverpool ka hor inta aan ciyaarta dhaawac looga saarin Scott McTominay.

Dhaawacyadaas ayaa imanaya xilli ay kooxda dhaawac uga maqan yihiin xidigo ay ka mid yihiin Lisandro Martinez, Raphael Varane iyo Victor Lindelof.

Erik ten Hag ayaa laga yaabaa inay ka maqnaadaan tiro ciyaartoy ah oo muhiim ah kulanka adag ee soo socda ee Bournemouth ee todobaadka dambe.

Tyrell Malacia

Luke Shaw

Lisandro Martinez

Victor Lindelof

Raphael Varane

Anthony Martial

Marcus Rashford

Scott McTominay

Jonny Evans