Warbixin:- Sidee Lagu Hormarin karaa Waxbarashada dadka barakacayaasha ah.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Baydhabo oo ka mid ah magaalooyinka waa weyn ee dalka oo ay in ka badan inta dadka deegaanka ah ay ku dhowyihiin inta ku soo barakacdey ayaa waxaa inta badan dadkaasi aan Helin adeegyadii aas aasiga ahaa sida Waxbarashada oo muhiim u ah dadka iyo dalkaba

Waxaa jiro goobo waxbarasho oo yeryer oo ay iska leeyihiin dad gaar iyo goobo aan badneyn oo hay,addaha qaar caruurta wax ku bara iyo sidoo kale in mararka qaar la baro dadka barakacaasha farsamada Gacanka sida Tolida Dharka harqaan , Cilaan saar , karinta dharka, iyo sameynta waxyaabo yeryer sida koronta xirista

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ